Muqdisho (SONNA)- Waxaa galabta magaaladda Muqdisho lagu soo gabo-gabeeyay Koob kubadda Cagta ah oo ay cayaareen dhamaan hey’adaha kala duwan ee Dowladda Federal ka Soomaaliya. Koobkaan oo galabta la cayaaray kulankiisii kama dambeynta ahaa ayaa waxaa uu dhex maray Wasaaradda Amniga gudaha XFS  iyo Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Cayaartooyda Wasaaradda Sii akhriso
(Madrid) 01 Seb 2020. Rikoorka Real Madrid ee hanashada horyaalka La Liga sanadihii ugu dambeeyay waxa uu ahaa mid liita, marka la la barbardhigo awooddeeda iyo taariikhda fog ee ay ku leedahay kubadda cagta dalka Spain. Inkastoo sanadihii dambe dhanka horyaalka ku guuleysigiisa ay ku awood rooneyd kooxda Barcelona, haddana waxaa jirto xaqiiqo ah in marka […]Sii akhriso
Country: Ethiopia Organization: Public Health Institute Closing date: 31 Oct 2020 SUSTAINING TECHNICAL AND ANALYTIC RESOURCES FELLOWSHIP TITLE: Senior TB Diagnostic Network Advisor HOST ORGANIZATION: National TB Program Office, Ministry of Health and Ethiopian (30%) and Ethiopian Public Health Institute (70%) LOCATION: Addis Ababa, Ethiopia POSITION LEVEL: Senior Advisor Sii akhriso