(Barcelona) 02 Seb 2020. Sida ay shaaca ka qaadeen wargeysyada dalka Spain faahfaahinta kulankii dhex maray abaaha dhalay Lionel Messi ee Jorge Messi iyo madaxweynaha Barca ee Josep Maria Bartomeu. Wargayska “Mundo Deportivo” ee dalka Spain ayaa shaaca ka qaaday inuu soo dhamaaday kulankii dhex maray abaaha dhalay Lionel Messi ee Jorge Messi iyo Sii akhriso
(Paris) 02 Seb 2020. Neymar Jr ayaa noqday ciyaaryahankii saddexaad ee ka tirsan Kooxda koowaad ee PSG kaasoo laga helay Korona Fayras, kaddib Leandro Paredes & Angel di Maria, sida uu warinayso Wargeyska L’Equipe. Kooxda xafidanaysa horyaalka Faransiiska kowaad bishii la soo dhaafay Final-ka Champions League la ciyaaray Bayern Munich ayaa isniintii shaacisay in Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)- Agaasimaha warfaafinta Madaxtooyadda Soomaaliya mudane Cabdi Nuur Maxamed Axmed ayaa sheegay in caawa si rasmi ah uu u furmayo kulan ay yeelanayaan madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Wada-hadallada u dhaxeeya madaxda dowlad goboleedyada Sii akhriso