Muqdisho (SONNA)-Waaxda Gurmadka degdegga ayaa ku guuleystey daminta dab ka kacay Hoteelka Royal Palace ee ku yaala Degmada C/casiis ee Gobolka Banaadir. Howlwadeenada Waaxda Gurmadka degdega ah oo gaarmay markii lagu soo wargeliyay dabka ka kacay Hotelka ayaa durba ku guuleystay inay damiyaan. Agaasimaha Waaxda Gurmadka ayaa sheegay in dabka uu dhaliyey qasaare balse ay Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)-Guddiga gurmadka fatahaadda Beladweyne ayaa wada dadaallo ay ugu jiraan sidii looga hortagi lahaa fatahaad uu webiga Shabeelle ka geysto magaalada. Sawiradii ugu dambeeyay ee laga qaaday goobaha ay biyo xireenada ka sameeyeen ayaa ka muuqato in lagu guuleystay in lagu celiyo goobaha ay biyaha ka soo jabsan jireen kahor inta aysan magaalada ku […]Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)-Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Golaha Shacabka iyo Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad uu xilka kula waregayay Guddoomiyaha cusub ee Degmada Dharkeenleey ee Gobolka Banaadir Mudane Guhaad Sheekh Xasan. Munaasabadda waxaa ka soo qeyb galay qeybaha Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)-Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda Batroolka Soomaaliya oo muddo Todobaad ah ku suganahay Dalka Turkiga Ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha Hay’adda Batroolka Soomaaliya Ahna Maareeyaha Guud Hey’adaasi Ibraahim Cali Xuseen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kaddib markii uu Sii akhriso