(Barcelona) 04 Seb 2020. Xiddiga reer Argentina ee Lionel Messi ayaa shaaca ka qaaday sababta ku qasabtay inuu fakis ku codsaday inuu ka tago Kooxda Barcelona. Lionel Messi ayaa fakis ahaan ugu sheegay Barcelona inuu doonayo inuu ka tago kooxda reer Catalonia xagaagan, kaddib guuldaradii 8-2 aheyd ee Bayern Munich. Lionel Messi ayaa wareysi uu siiyay […]Sii akhriso
(Manchester) 04 Seb 2020. Saxiixa cusub ee Kooxda Manchester United, Donny van de Beek ayaa ka hadlay heshiiskiisii fashilmay ee Real Madrid, kaasoo dhici lahaa horraantii sanadkan. Ciyaaryahanka khadka dhexe ayaa qarka u saarnaa inuu u dhaqaaqo garoonka Santiago Bernabeu, laakiin masiibada Korona Fayras ayaa keentay in Los Blancos ay dib uga laabato heshiiska, taasoo […]Sii akhriso
(England) 04 Seb 2020. Xiriirka kubadda cagta Ingiriiska ee FA ayaa shaaciyey xiddigaha ku tartami doona abaal-marinta xiddiga iyo xiddigta sanadka ee PFA. Abaal-marinta xiddiga sanadka dhanka ragga waa weyn waxaa ku tartami doona lix ciyaaryahan, kuwaasoo bandhig muuqda sameeyey kal ciyaareedkii dhammaaday ee 2019-20. Afar ka mid ah xiddigahaas ayaa ka tirsan Liverpool, Sii akhriso
(Manchester) 04 Seb 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa xaqiiisay in labarrada ka bedeshay labadeeda ciyaaryahan ee Greenwood iyo Williams. Xiddigaha reer England ayaa iska tiiriyey lambarradii ay kooxda Man United horay ugu xiran jireen, iyagoo hadda kaddib qaadan doona lambarro cusub. Mason Greenwood ayaa ka guuray lambar 26, waxaana uu xiran doonaa Sii akhriso