(Manchester) 05 Seb 2020. Manchester United ayaa iska lumisay fursad ay kula soo saxiixan kartay Thiago Alcantara , waxaana la sheegayaa inay xitaa si aad ah ugu dhowaadeen sanadkii 2013-kii, laakiin macallin David Moyes oo markaas kooxda ku cusbaa ayaa la soo saxiixday Marouane Fellaini. Moyes ayaa qabtay xilka tababarenimo ee Man United todobo sano […]Sii akhriso
Bangladesh(SONNA)-A gas pipeline explosion near a mosque in Bangladesh has killed 16 people and injured dozens with critical burns as worshippers were about to end their prayers, officials said on Saturday. The explosion, which fire service officials suspect was caused by leakage from the pipeline, occurred on Friday night at a mosque in Narayanganj district, […]Sii akhriso
(Turin) 05 Seb 2020. Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa la soo warinayaa inay isku diyaarinayso inay isku darto ciyaaryahan iyo lacag kaash ah si ay gacanta ugu soo dhigto xiddig ka ciyaara horyaalka Premier League. Sida uu warinayso Warsidaha reer Talyaani ee Calcio Mercato kooxda Juventus ayaa diyaar ah u inay isku darto ciyaaryahan ka […]Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)-Shirka waxaa ka qaybgalay sii hayaha wasiirka batroolka iyo macdanta dawladda FS Cabdirashid Maxamed Axmed, sii hayaha wasiirka maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, sii hayaha wasiirka cadaaladda, mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradda qorshaynta, Maareeyaha Guud ee Hay’adda Badroolka Soomaaliya Ibraahim Cali Xuseen iyo mas’uuliyiin kale. Sii akhriso