Muqdisho (SONNA)- Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska  Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta u qabatay saxaafadda madaxa bannaan iyo ururada matala saxaafadda dalka qaarkood kulan ayaa waxa uu ujeedkiisu ahaa, inay dhagaystaan cabashooyinka  qaar ka mid ah saxafiyiintu ay ka muujiyeen xeerka saxaafada Soomaaliya iyo dhaqan galinta xeerka oo uu Sii akhriso
(Madrid) 08 Sebt 2020. Maamulka horyaalka La Liga ayaa xaqiijiyey in ogolaadeen in la isticmaalo shan bedel kal ciyaareedkan cusub ee 2020-21. Xiriirka kubadda cagta Spain ee Spanish Football Federation (RFEF) iyo Maamulka Horyaalka LaLiga ee Magaceeda loo soo gaabiyo LNFP ayaa waxa ay dajiyeen shaciyo la xiriira saameynta Korona Fayras xilli ciyaareedkan cusub. Waxaana Sii akhriso
(Barcelona) 08 Sebt 2020. Kooxda reer Spain ee Barcelona ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in Kabtankeeda Lionel Messi uu si gaar ah tababar u qaadan doono kaligiis iyadoo laga dhex saaray xiddigaha kale ee naadiga. Xiddiga xulka Argentine ee Lionel Messi, ahna weeraryahanka iyo Kabtanka Kooxda Barcelona ayaa jimcihii la soo daafay ku dhawaaqay inuu […]Sii akhriso
(Milano) 08 Sebt 2020. Kooxda kubadda cagta Inter Milan ee Waddanka Talyaaniga ayaa dhammaystirtay saxiixa ciyaaryahankii hore ee Manchester City, Aleksandar Kolarov. Daafacii hore ee Kooxda Roma Aleksandar Kolarov ayaa si rasmi ah uga mid noqday naadiga Inter Milan ee dalka Talyaaniga. Aleksandar Kolarov ayaa ogollaaday heshiis hal sano ah oo uu qiyaar u haysto inuu Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku casuumay madaxda dowladaha xubnaha ka ah federaalka in ay ka soo qeyb galaan shir ay u dhanyihiin Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir, kaasoo lagu dhammeystirayo hanaanka doorashooyinka dalka, iyadoo uu saldhig u yahay heshiiskii Samareeb-3. Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)-Guddiga Horumarinta Adeega Bulshada, Arimaha Bina’adannimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka Golaha aqalka sare BFS ayaa kulan xog wareysi la yeeshay Siihayaha wasiirka wasaarada waxbarashada XFS . Kulankan ayaa waxa uu ka dhacay xarunta golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya gudiga iyo sii hayaha wasiirka ayaa waxa ay qaateen kulan Sii akhriso
Muqdisho(SONNA)-Ciidamada Kumaandooska Danab ayaa Howlgal qorsheysan ka fuliyay degaano hoos taga Jubbada Hoose kuna dilay Horjogayaal iyo Maleyshiyaad ka tirsan Nabadiidka Al-shabaab. Kumaandooska Danab ayaa Howlgalka ka fuliyay Degaanada Dhisheeg waamo Maroodi gubow,Dhaay unbow oo qiyaasti 75km u jirta Magaalada Kismaayo. Taliyaha Guutadda 16 ee Kumaandooska Danab Sii akhriso