Muqdisho; Arbaco, September 09, 2020—-Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa caddeeyay in hagardaamada aragagixisadu aysan hakin doonin dadaalka dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ugu jiraan nabad ku soo dabaalidda dalka. “Allaha u naxariisto muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku naf waayay qaraxii argagixisadu galabta Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa si adag u cambaareeyay qaraxii ay argagixisada ay ka fuliyeen goob ay ku qaxweeyaan bulshada. Guddoomiyaha Cumar Filish ayaa yiri “Waxaan muruga iyo xanuunka la wadaagayaa ehellada dadkii qiimaha badnaa ee ku dhintay falkii waxuushnimada ahaa Sii akhriso