Muqdisho (SONNA)- Wasaaradda gargaarka iyo maaraynta masiibooyinka dawladda FS ayaa soo saartay digniin cusub oo ku aadan in la filan karo fatahaad baaxad leh oo uu todobaadka soo socda samayn karo wabiga Shabeelle, maadaama la saadaalinayo in roobab mahiigaan ah ay ka da’aan dhulka sare ee Ethiopia oo wabigu ka soo bilowdo. Warbixin ka soo […]Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Wareegto uu soo saaray waxa uu Mudane Cabdinuur Maxamed Axmed u magacaabay Kuxigeenka Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in magacaabistan ay sii xoojineyso tallaabooyinkii hore ee ku aaddanaa awoodsiinta dhallinyarada ee dhinacyada Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)- Ciidanka Booliska gobolka Banaadir ayaa baaritaan ku haya qaraxyo Dheemish ah oo caawa laga maqlay degmooyin dhawr ah oo gobolka Banaadir ka tirsan. Afhayeenka Booliska Gaashaanle Sadiiq Aadan Cali ayaa warbaahinta u sheegay in abaare 8:20pm waqtiga Muqdisho ay maleeshiyada argagixisada ah ee Al-shabaab ay si dhuumaalaysi ah ku tuureen ilaa 4-qarax oo Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)- Golaha wasiirrada xukuumadda xil-gaarsiinta ayaa ganacsatada iyo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in gurmad degdeg ah lala gaaro dowladda iyo shacabka Suudaan oo wajahaya fatahaadihii ugu ba’naa ee dalkaas soo mara muddo ka badan 100 sano. “Waxaan u tacsiyeynay waddanka aan walaalaha nahay ee Suudan oo aan leenahay Soomaaliya waa ay idin garab Sii akhriso
(London) 10 Sebt 2020. Chelsea ayaa ku wajihi doonta kooxda Brighton Isniinta soo socota kulankeeda koowaad horyaalka Premier League ee xilli ciyaareedka cusub, waxayna u baahan yihiin inay helaan saddexda dhibcood, si ay kaga caawiso arrintaas inay kolsooni helaan dhamaan kulamada kale, gaar ahaan kaddib markii ay la soo saxiixdeen xiddigo heer sare ah sida Hakim Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)-Golaha wasiirrada xukuumadda xil-gaarsiinta ayaa maanta kulan ay Muqdisho ku yeesheen waxay ku meel mariyeen Hindise-sharciyeedka dhismaha hey’adda diiwaan gelinta iyo aqoonsiga dadweynaha Soomaaliyeed, Hindise Sharciyeedka dhismaha hey’adda dhiirri-gelinta maal-gashiga iyo siyaasadda isbedelka cimilada. Shirka Golaha ayaa sidoo kale lagu Sii akhriso
Muqdisho (SONNA), Sebtembar 9, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan qado sharaf ah ku maamuusay Madaxda Dowlad Goboleedyada dalka iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo si wada jir ah uga qeyb gali doona Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada. Kulankaan qado sharafeedka ah oo Sii akhriso