Muqdisho (SONNA)- Wasaaradda waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan ehelka, masuuliyiinta bahda waxbarashada iyo bulshada reer Jubbaland geerida naxdinta leh ee ku timid Taabit Cabdillaahi Xasan Rooble oo ahaa ardaygii kaalinta 22-aad ka galay Imtixaankii shahaadiga ahaa ee dhawaan la Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehelada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku naf waayey qarixii argagixisanimo ee maanta ka dhacay magaalada Kismaayo. Madaxweynaha ayaa si gaar ah uga tacsiyeeyey ganacsatada Soomaaliyeed geerida Xoghayihii Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed, Alle ha Sii akhriso
(Yurub) 11 Sebt 2020. Tababaraha reer Holland ee Louis van Gaal ayaa ka hadlay wararka Memphis Depay la xiriirnaya Barcelona, wuxuuna tilmaamay in weeraryahanka kooxda Lyon uu ku dhibtoon doono haddii uu ku biiro naadiga reer Catalonia xagaagan. Louis van Gaal ayaa wareysi uu ku bixiyay warsidaha “Tutto Mercato” wuxuu kaga hadlay arrinta ku saabsan in […]Sii akhriso
(Barcelona) 11 Sebt 2020. Ronald Koeman ayaa muujiyay sida uu ugu qanacsan yahay waxa uu ka arkay kooxdiisa ​​Barcelona ee xerada tababarka. Blaugrana ayaa isug diyaarineysa si weyn iyagoo kulan saaxiibtinimo la ciyaari doono kooxda Gimnastic de Tarragona, in kastoo xoogaa jahwareer uu ka jiro garoonka tababarka, haddana Koeman wuxuu ku faraxsan yahay sida Sii akhriso
Country: Ethiopia Organization: Voluntary Service Overseas Closing date: 9 Dec 2020 Responsible for coordinating in-country Polio Emergency Operation Centres(EOC) community engagement work , volunteer management and support Establishing beneficial partnerships with communities and strengthen access to and utilization of polio immunization services • Enhance community Sii akhriso