(Liverpool) 12 Sebt 2020. Liverpool ayaa guul dirqi ah kaga gaartay kooxda Leeds United garoonka Anfield, kulankeeda ugu horeeyay horyaalka Premier League kal ciyaareedkan 2020-21, kaddib markii ay kaga adkaatay 4-3. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala maray 3-2 ay ku hoggaamineysay kooxda martida loo ahaa ee Liverpool. Daqiiqadii 4-aad ee ciyaarta kooxda Liverpool Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)- Kulanka mudanayaasha golaha oo uu shir Guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan waxa ay mudanayaashu akhrinta 2-aad Marsiiyeen Hindise sharciyeedka Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed, waxaana qodobada sharcigan fikradahooda ka dhiibtay qaar ka mid mudanayaasha golaha shacabka. Guddoomiye Sii akhriso
(Liverpool) 12 Sebt 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Liverpool iyo Leeds United ee horyaalka Premier League. Liverpool oo doonaysa inay difaacato horyaalka Premier League si wada jir ah safkeeda hore ugu soo wada bilowday caawa Mane, Salah, Firmino iyo xitaa Keita. SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN […]Sii akhriso
(London) 12 Sebt 2020. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa guul ku furatay horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan, kaddib markii ay 3-0 uga adkaadeen naadiga ay isku magaalada ka dhisan yihiin ee Fulham. Yeelkeede, waxaa la soo warinayaa in ka hor kulankaas ay isku dhaceen labo ka mid ah xiddigaha kooxda Gunners. Warbaahinta Ingiriiska ayaa baahisay in […]Sii akhriso
(Barcelona) 12 Sebt 2020. Miralem Pjanic ayaa beegsaday warbaahinta xiriirka bulshada ee dhinaca Internet-ka si uu ula wadaago Taageerayaasha farxaddiisa ugu dambeyn inuu shaqo ka helo Kooxda Barcelona, wuxuu u arkaa sharaf inuu xirto maaliyadda kooxdiisa cusub. “Cidna weligeed xusuustaada kaama qaadan karto, laakiin tani waa bilow cusub iyo sheeko cusub oo Sii akhriso