Mogadisho (SONNA)-Somali government is taking on great initiatives in reviving the country’s tourism sector and promoting tourism investment sector,SONNA reported. The Acting minister of information,Culture and Tourism H.E Mohamed Abdi Hayir (Mareye) deleiverd a speech at the occasion of somalia tourism day which was held in the capital city of Mogadishu on the 13th Sii akhriso
(Madrid) 14 Sebt 2020. Sida wararku ay sheegaan kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa laga soo diiday dalab qaali ah, kaasoo ku kacaya 92 milyan oo gini ee ay ku doonaysay saxiixa daafaca Atletico Madrid ee Jose Gimenez. Kooxda uu hoggaamiyo Tababare Pep Guardiola ayaa indhaha ku haysa inay xoojiso daafaceeda kaddib ololahoodii ugu xumaa ee […]Sii akhriso
(Madrid) 14 Sebt 2020. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya ku biirista Lautaro Martinez ee Kooxda Real Madrid, taasoo la warinayo in saxiixa weeraryahankan ay ku garaacayso naadiga Barcelona. Real Madrid ayaa ogolaatay heshiiska ay kula soo saxiixanayso Lautaro Martínez oo ay kaga soo qaadanayso kooxda Inter Milan sida ay sheegayaan wararka laga helayo dalka Sii akhriso