Muqdisho (SONNA)- Siihayaha Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, Siihayaha Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta mudane Cabdiraxmaan Sheekh Yuusuf Al-Cadaala iyo xubno kale ayaa maanta kulan la qaatay ganacsato Soomaaliyeed, gaar ahaan Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)- Hantidhawraha Guud ee Qaranka, mudane. Maxamed Maxamuud Cali ayaa ka qayb galaya shir caalami ah oo socon doona muddo labo maalmood ah, taasi oo u dhaxaysa 16-17.September.2020. Shirka ayaa waxaa soo agaasimay Ururka Hay’adaha Hantidhawrka Caalamiga ee loo soo gaabiyo (INTOSAI). Kulanka waxaa sidoo kale ka qayb galaya Ururrada Hantidhawrayaasha Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)- Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kormeeray Darjiino ku yaala dhismaha taariikhiga ah ee Saciid Barkhash ee Degmada Shangaani oo maalmihii ugu danbeeyay uu ka jiray muran la xariira halkaasi. Qaar ka mid ah odoyaasha dhaqanka Degmada Shangaani ayaa sheegay in halkan ay ahayd goob Sii akhriso