Muqdisho (SONNA)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo soo xiray Shirkii Doorashooyinka dalka ayaa uga mahadceliyey Kusimaha Ra’iisul Wasaaraha XFS, Madaxda Dowlad-goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir mudnaanta ay siiyeen in la sii amba-qaado dhammeystirka Heshiiska Doorashooyinka. Dhankooda, Madaxda Shirka Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)- Wasiiro ka tirsan dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta howlo shaqo u tegay deegaanka Dhabad ee Degmada Caabudwaaq, halkaasi oo ay ka hirgeliyeen mashaariic horumarineed oo wax loogu qabanayo bulshada deegaanka. Wasiirka Waxbarashada Galmudug mudane Maxamed Xaashi Dhowre ayaa sheegay in socdaalka ay ku tegeen Dhabad ay ku wehlinayeen Wasiirro dhawr ah oo Sii akhriso
(Yurub) 17 Sebt 2020. Xiriirka kubadda cagta qaaradda Yurub ee UEFA ayaa shaaciyey xiddigaha u sharraxan abaal-marinta boos walba ee ugu fiican sanadka sida Goolhayaha ugu wanaagsanaa, daafaca, khadka dhexe iyo weerarka ugu fiicnaa. Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo ayaa laga waayey musharrixiinta abaal-marinnada UEFA, waxaana ku soo baxay Lewy & lix xiddig ee Sii akhriso
Muqdisho(SONNA) Shir ay yeesheen Madaxda Dowlada Federaalka ah iyo Dowladaha Xubnaha ka ah oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayna ka qayb-galeen Ku-simaha Raysul Wasaaraha Mudane Mahdi Maxamed Guuleed, Madaxweynaha Dowlada Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, Madaxweynaha Jubbaland Mudane Sii akhriso
Country: Ethiopia Organization: Catholic Relief Services Closing date: 16 Oct 2020 Job Summary: As a member of the Country Program (CP) Senior Management Team, you will provide strategic direction, leadership, and management of the CP’s programming to ensure the establishment and successful implementation of high-quality programs serving the poor and vulnerable. Your Sii akhriso
Country: Ethiopia Organization: Management Sciences for Health Closing date: 22 Sep 2020 OVERALL RESPONSIBILITIES: The Regional HRM and LMG Officers will provide management and oversight for the establishment and strengthening of governance structures, policies, procedures and practices for effective human resources management at Regional Health Bureau (RHB), Zonal Health Sii akhriso