Xudur (SONNA)-Sii hayaha wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada ee xukumadda federalka Soomaaliya Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa maanta kormeer ku tagaya degmada Xudur ee Gobolka Bakool isagoo u kuurgalaya sida halkaasi uu uga socdo barnaamijka Baxnaano. Sii ahayaha wasiirka shaqada dowladda Soomaaliya Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa sheegay in 20,700 oo ka mid ah danyarta gobolka oo Sii akhriso
(London) 20 Sebt 2020. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa sii wadata guulaheeda xiriirka ah ee horyaalka, waxaana ay garaacday Chelsea oo laga qaatay kaarka cas, taasoo ku ciyaaraysay 10 ciyaaryahan. Kulankan oo ahaa mid adag ayaa qeybta hore gool la iska dhalin waayey, inkastoo kaarka cas la tusay Andreas Christensen dhammaadkii qeybtii koowaad ee ciyaarta, […]Sii akhriso
Muqdisho.(SONNA):– Munaasabad lagu daah furayay olalaha Wacyi galinta tallaalka Dabeysha ayaa Maanta lagu qabtay Degmada Boondhere ee Gobolka Banaadir, Xafladda daahfurka ayaa Waxaa goob-joog ka ahaa Maamulka Degmada Boondhere, WHO iyo Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir. Ololahaan Wacyi galinta ayaa Waxaa soo qaban qaabiyay Waaxda Caafimaadka Dowladda Sii akhriso