(England) 21 Sebt 2020. Manchester City oo guul ka soo heshay kooxda Wolverhampton oo ay ku booqatay Molineux Stadium, kaddib markii ay kaga soo adkaatay 1-3, kulan qeyb ka ahaa horyaalka Premier League. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 0-2 ay ku hoggaamineysay kooxda martida aheyd ee Manchester City. Daqiiqadii 20-aad Manchester City ayaa […]Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)-Kulankan waxa uu isugu jiray qado iyo kala war qaadasho, waxaa uu Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen uu magaalada Muqdisho ugu sameeyay Xildhibaanadda labada Aqal ee ka soo jeeda deegaannada Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Wasiiro, waxaana kulanka ka qeyb galay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sii akhriso
Muqdisho.(SONNA):- Agaasimah Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ayaa maanta kulan la yeeshay Agaasime Waaxeedyada ee Wasaaradda Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha oo maanta ka qabsoomay xarunta Wasaaradda Qorsheynta ee Muqdisho. Shirka ayaa waxa looga hadlay shaqada waaxyaha iyo dardar gelinta howlaha muhiimka ah ee Sii akhriso
(Barcelona) 21 Sebt 2020. Koooxda kubadda cagta Barcelona iyo Luis Suarez ayaa la soo sheegayaa inay heshiis ka gaareeen waxa laga yeelayo mustaqbalka laacibkan. Warsidaha RAC1 ayaa warinaya in Barcelona iyo Luis Suarez ay ku heshiiyeen in la joojiyo heshiiska xiddigan reer Uruguay. Suarez ayaa sida warbixinta lagu sheegay waxa uu ka tanaasulay oo ka tagi […]Sii akhriso