Muqdisho (SONNA)- Xildhibaanadda golaha shacabka ee baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa maalinta berri ah kulan ku yeelanaya xaruntooda ku meel gaarka ah ee Villa Hargeysa, kaddib fariinta guddoonka golaha. Ajendaha kulanka ayaa ah hadal jeedinta madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Khudbad ka jeedin Sii akhriso
(London) 22 Sebt 2020. Macallinka Kooxda kubadda Chelsea ee Frank Lampard ayaa xaqiijiyey in heshiiska Edouard Mendy uu yahay mid dhammaaday, iyadoo goolhayaha uu haatan tijaabada caafimaad u marayo Blues. Frank Lampard ayaa xusay in kooxda Chelsea ay ku guuleysatay saxiixa Goolhaye Edouard Mendy oo kaga soo wareegaya dhinaca naadiga Rennes. Tababaraha Blues ayaa Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)- Wasaaradda qorsheynta iyo hormarinta dhaqaalaha dalka ayaa maanta magaalada  muqdisho ka furtay tababar ku saabsan mashaariicda midowga yurub ee Soomaaliya iyadoo ay ka qeyb-galayaan wasaaraddaha qorsheynta dowlad goboleedyada dalka iyo maamulka gobolka banaadir Sidoo kale tababar waxaa qeyb ka aha wakiilada qorsheynta ee xfiiska ogolaahshaha Sii akhriso
(Muqdisho) 22 Sebt 2020. Akhristeyaasheena ku website-keenna goolfm.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka Gundhigga Gool FM. Barnaamijkan oo ka baxa Idaacadda Gool FM maalin kasta marka laga reebo Jimcaha, waxaa idiin soo jeedinaya Haaruun Yuusuf Khasaaro iyo C/qaadir Cumar Muxudiin Dajiye. Maanta waa Talaado Taariikhdu tahay 22 Sebt 2020. Farsamadii: Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)- Wasaaradda Waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee xukumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta qalab xafiiseed ku wareejisay xafiiska agaasinka waxbarashada gobolka Banaadir kaasi oo loogu talagalay in lagu tayeeyo . Agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta Sare ee dowladda Soomaaliya  Axmed Xasan Yuusuf ayaa maanta Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)- Sebteembar 22, 2020; Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan wadajir ah la qaatay Madaxda Dowlad-Goboleedyada, Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kala hadlay muhiimadda ay leedahay in la sii ambaqaado qodobbadii ka soo baxay Shirkii Muqdisho ee Wadatashiga Doorashooyinka Sii akhriso
(Madrid) 22 Sebt 2020. Kooxda kubadda cagta Atletico Madrid ee dalka Spain ka dhisan ayaa xaqiijisay in ciyaaryahankeeda Jose Gimenez uu ku dhacay caabuqa Korona Fayras, waxaana la joojiyey tababarkii ay kooxdu sameyn lahayn maanta. Tallaabadan lagu joojinayo tababarka Talaadada maanta ah ayaa si adag looga taxaddaray, maadaama ay naadigu u hoggaansameen Sii akhriso