Muqdisho (SONNA)-Ku-simaha Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Cali Xasan, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dawladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya Danjire Staffan Tillander oo ay ka wada-hadleen dedaalada socda ee dib loogu habeynayo Ganacsiga Soomaaliya. Kulankaan oo ay Wasiirka ku wehelinayeen Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)- Tababarkaan oo socday muddo saddax maalin ah ayaa waxaaa bixinayay Guddiga qatarta Qaran ee xariirka iyo howlgalinta bulshada RCC oo wakiil ka tahay save the children. Casharada la siiinayay suxufiitiinta ayaa isugu jiray hab tabinta wararka la xariira cudurka COVID-19 iyo sidii ay tababaro u siin lahaayeen wariyayaasha kale ee ku sugan xarumahooda. […]Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)-Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug Dr Maxamed Nuur Maxamed Gacal ayaa galabta garoonka diyaaraha magaalada Sama-reeb ku soo dhaweeyay Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor iyo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid oo howlo shaqo u jooga Muqdisho. Sidoo kale soo dhaweynta Wafdiga Madaxweynaha iyo Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)-Sii hayaha Wasiirka Wasaaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Maxamed Amar-dambe oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa saraakiil ka tirsan qeybta 60aad ee ciidanka tababar ugu soo xireen Muqdisho. Saraakiishan ayaa la siiyay tababar la xiriira howlaha ciidanka iyo Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)-Kulankaan oo ujeedkiisu ahaa soo dhaweynta ansaxinta Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa soo qaban qaabiyay ururka haweenka Qaranka Soomaaliyeed, waxaana goobjoog ka ahaa ururrada haweenka ee Dowlad Goboleedyada qeybta ka ah dowladda Federaalka Soomaaliya. Mas’uuliyiin iyo xubno ka tirsan Ururka haweenka Heer Sii akhriso
(Yurub) 23 Sebt 2020. Xiriirka kubadda cagta qaaradda Yurub ayaa ku dhawaaqay liiska saddexda xiddig ee ku tartami doona Abaal-marinta laacibka sanadka ee UEFA. Kevin de Bruyne, Robert Lewandowski iyo Manuel Neuer ayaa isagu soo haray tartanka abaal-marinta xiddiga sannadka ee UEFA 2020. Laacibka khadka dhexe ee Kooxda Manchester City Kevin de Bruyne ayaa xiddigaha […]Sii akhriso