Muqdisho (SONNA)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Xildhibaannada labada Aqal ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, isla markaana ka soo jeeda Hirshabelle kulankaasi oo ku saabsan is xogwareysi la xiriira xaaladda dalka iyo shirarkii wadatashiga ee u dhexeeyay Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliiya iyo Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar filish) Guddoomiye xigeenadiisa, Wasiir u Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada iyo Guddoomiyaha Degmada Dayniile ayaa si wadajir ah u dhagax dhigay Dugsiga sare ee Qanyare oo si bilaashah wax ugu baran doonaan carruurta Degmada Dayniile. Munaasabad kooban oo lagu Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulamo  gaar-gaar ah la qaatay Madaxweynayaasha Dawlad Goboleedyada Jubbalanad, Hirshabeelle iyo siyaasiyga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame. Kulamadaan oo ka qabsoomay hoyga Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa diiradda lagu saaray, sidii looga wada Sii akhriso