(Madrid) 25 Sebt 2020. Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa shaaciyay liiska 22 ka ciyaartoy ee uu ku shaqayn doono kulanka adag ee Real Betis. Zinedine Zidane liiska uu magacaabay xiddigihiisa Real Madrid uu ula safrayo Magaalada Seville si ay Sabtida ula soo ciyaaraan Real Betis waxaa ka soo muuqday Isco iyo Lucas Vazquez. […]Sii akhriso
(Madrid) 25 Sebt 2020. Kooxda kubadda cagta Atletico Madrid ee ka dhisan caasimadda Spain ayaa goordhow ku dhawaaqday saxiixa Luis Suarez, kaasoo ay kala soo wareegeen naadiga Barcelona. Weeraryahankii hore ee kooxda Barcelona Luis Suarez ayaa maanta gaaray garoonka diyaaradaha Madrid ee Barajas Airport ee Magaalada Madrid si uu u dhammaystiro ku biiristiisa kooxda Sii akhriso
(Madrid) 25 Sebt 2020. Luis Suarez ayaa ku baasay baaritaankii caafimaad ee uu u maray Kooxdiisa cusub ee Atletico Madrid goordhow isagoo heshiiska cusub u saxiixaya Los Rojiblancos. Ka hor inta uusan u bixin tababarka, isla markaana la kulmin asxaabtiisa cusub markii ugu horeysay, ciyaaryahanka reer Uruguay ayaa istaagi doona garoonka Estadio Wanda Metropolitano halkaasoo Sii akhriso
(Barcelona) 25 Sebt 2020. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa shaacisay lambarka uu u xiran doono xiddigeeda reer Brail ee Philippe Coutinho. Kooxda Gobolka Catalonia ka dhisan waxa ay xaqiijisay in Philippe Coutinho uu xiran doono xilli ciyaareedkan maaliyadda lambarka 14-aad kaddib markii uu ka soo laabtay heshiiskii amaahda ahaa ee uu ku jiray kooxda Bayern […]Sii akhriso
(London) 25 Sebt 2020. Kooxda Tottenham ayaa loo ogolaaday inay wareegga 16-ka Carabao Cup la ciyaarto naadiga Chelsea, inkastoo Spurs aysan ciyaarin wareeggii kaas ka horreeyey ee 32-koox. Tottenham ayaa loo qoray inay ka soo gudubtay kooxda heerka hoose ee Leyton Orient inkastoo aysan labada kooxood wada ciayarin sida uu xaqiijiyey maamulka tartankan Carabao Cup. […]Sii akhriso
(Madrid) 25 Sebt 2020. Weeraryahankii hore ee kooxda Barcelona Luis Suarez ayaa maanta gaaray Magaalada Madrid ee caasimadda dalka Spain si uu u dhammaystiro ku biiristiisa kooxda Atletico Madrid. Luis Suarez ayaa ka degay garoonka diyaaradaha Madrid ee Barajas Airport maanta oo Jimce ah si uu tijaabada caafimaad u maro isla markaana ay u soo […]Sii akhriso
(Manchester) 25 Sebt 2020. Tababaraha Kooxda kubadda cagta Manchester United ee Ole Gunnar Solskjaer ayaa si maldahan u sheegay inuu diyaar u yahay inuu isbedel ku sameeyo daafaca kooxdiisa kulanka Premier League ee berri oo Sabtida ah ay la ciyaarayaan naadiga Brighton. Hoggaamiyaha reer Norway ee Ole ayaa goob joog u ahaa iyadoo kooxdiisa ay guuldarro […]Sii akhriso