(England) 26 Sebt 2020.Tammy Abraham ayaa guuldarro ka badbaadiyay Chelsea kulankii ay booqdeen West Bromwich Albion, kaddib markii ay ku kala baxeen barbardhac 3-3 ah, ciyaar qeyb ka aheyd kulamada Isbuuca saddexaad horyaalka Premier League, kal ciyaareedkan cusub ee 2020/21. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 3-0 ay ku hoggaamineysay ciyaarta kooxda martida Sii akhriso
Xi Jinping stressed, the UN has made important contributions to world peace and development since its founding 75 years ago,The international community should take the commemoration of the 75th anniversary of the UN as an opportunity to reaffirm its firm support for multilateralism and solemn commitment to the UN Charter. As a permanent member of […]Sii akhriso
(England) 26 Sebt 2020. Kooxda West Bromwich Albion ayaa garoonkeeda The Hawthorns ku soo dhaweyn doonto naadiga Chelsea, si ay u wada ciyaaraan ciyaar ka tirsan kulamada Isbuuca Saddexaad ee horyaalka Premier League Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha West Bromwich Albion iyo Chelsea ee horyaalka Premier League. SAFAFKA […]Sii akhriso
Muqdisho.(SONNA):- Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka Cabdinuur Maxamed Axmed oo kulan gaar ah la qaatay Dhalinyarada Soomaaliya ayaa sheegay in ay dhalinyarada dowr fir fircoon ka qaateen horumarka dalkeenna. Wuxuu sheegay in madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo mudada uu xilka hayo mas’uuliyad gaar ah Sii akhriso