(England) 28 Sebt 2020. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa garoonkeeda Anfield saddexda dhibcood kaga qaadatay naadiga Arsenal, kaddib markii ay kaga adkaatay 3-1, ciyaar qeyb ka aheyd kulamada Isbuuca saddexaad ee horyaalka Premier League. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala maray 2-1 ay ku hoggaamineysay kooxda martida loo ahaa ee Liverpoo. Daqiiqadii 25-aad ee Sii akhriso
Muqdisho.(SONNA):- Madaxwaynaha Dowlad goboleedka Galmudug Ahmed Abdi Kaariye ayaa Maanta Tababar usoo xiray cutub ka mid ah Daraawiishta Galmudug Oo mudo dhowr Bilood ah tababar ku qaadanayay Xerada Indha-Qaris Oo Ku taala Duleedka Gaalkacyo. Munaasabadaan ayaa madaxwaynuhu ku dalacsiiyey Saraakiil Ka mid ah Ciidankii dhammeystay Tababarka, iyadoona madaxweynuhu Ku Dhiiri Sii akhriso
Muqdisho.(SONNA):- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo kulanka shir guddoominayay ayaa ugu horeyn ka tacsiyadeeyay geerida Allaha ha u naxriistee marxuum Xidigle Buulle Xuseen oo ka mid ah saraakiisha sida ah gaarka ugu xilsaaran Amniga xarunta Golaha Shacabka oo ay shalay gacan ka xaqdaran ku dhishay magaalada iyo sidoo kale Sii akhriso
(Madrid) 28 Sebt 2020. Real Madrid ayaa dib ugu soo laabatay Tababarkeeda caadiga ah maanta oo Isniin ah, kaasoo ay isugu diyaarinayaan kulanka ay Arbacada wajahayaan naadiga Real Madrid, waxaana Marcelo uu awood u yeeshay inuu tababarkan la dhammaysto kooxda inteeda kale isagoo aan dareemeynin wax dhibaato ah. Daafaca bidix ee reer Brazil ayaa ka […]Sii akhriso
(Paris) 28 Sebt 2020. Kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ee ka dhisan Waddanka Faransiiska ayaa la soo warinayaa inay ku soo biirtay tartanka loogu jiro saxiixa laacib ka tirsan Chelsea. Kooxda haysata horyaalnimada Faransiiska ayaa doonaysa inay la saxiixato xiddiga naadiga reer London ee Jorginho, waxaana haatan la soo warinayaa inay ku soo biirtay tartanka […]Sii akhriso