Home 2020 September 28 (Page 2)
Muqdishu-(SONNA)-Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee Danab,gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ayaa Howlgal qorsheysan ka fuliyay  degaanka Leego ee gobolka Shabellada Hoose.howlgalka uu ahaa mid qorsheysan. Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya S/guuto Odowaa Yuusuf Raage oo la Hadlay Idaacadda ciidamada qalabka sida ayaa Sheegay In ciidamada Danab ay Sii akhriso
(Barcelona) 28 Sebt 2020. Kabtanka kooxda Arsenal ee Pierre-Emerick Aubameyang ayaa sheegay inuu helay dalab rasmi ah si uu ugu biiro Barcelona xagaagan, marka lagu daro dhowr koox oo kale oo reer Yurub ah, laakiin wuxuu doorbiday inuu sii joogo kooxda reer London. Aubameyang ayaa saxiixay todobaadyo ka hor, dukumiintiyada lagu cusbooneysiinayo qandaraaska uu kula Sii akhriso
(Barcelona) 28 Sebt 2020. Xiddiga khadka dhexe kooxda Barcelona ee Sergio Busquets ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay guushii waynayd oo ay kooxdiisu ka gaartay xalay naadiga Villarreal. Busquets wuxuu amaanay waxqabadka saaxiibkiisa yar ee Ansu Fati, kaasoo magaciisa ku qoray kulankii ugu horreeyay kooxdiisa Barcelona ay ka ciyaartay horyaalka La Liga ee kal Sii akhriso
(Barcelona) 28 Sebt 2020. Kabtanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa ku guulaystay in uu dhaliyo gool kulankii ay xalay kooxdiisa guusha ka gaartay naadiga Villarreal. Barcelona ayaa xaaqday kooxda Villarreal oo marti ugu aheyd garoonka Camp Nou, kaddib markii ay kaga adkaatay 4-0, xilli Blaugrana ay gacanta ku dhigtay saddexdeeda dhibcood ugu horeysay horyaalka Sii akhriso