Muqdisho (SONNA)- Madaxweynaha dawladda FS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dawladda iyo shacabka aan walaalaha nahay ee Kuwait uga tacsiyeeyey geerida Amiirkii dalkaas Sheekh Sabaax Al-axmed Al-jaabir oo saaka ku dhintay dalka Maraykanka, isagoo da’diisu ahayd 91-sano. Madaxweyne Farmaajo waxa uu tacsi gaar ah u diray Qoyska boqortooyada iyo eheladii uu ka Sii akhriso
Country: Ethiopia Organization: DAI Global Closing date: 6 Nov 2020 Call for Resumes DAI, a global consulting firm based in the United States, is currently accepting applications from senior candidates for technical and managerial long-terms position for an anticipated new activity in Ethiopia funded by USAID– Strengthening Accountable Governance and Civic Engagement Sii akhriso
(Turin) 29 Sebt 2020. Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa la soo warinayaa inay ku doo biirtay tartankii loogu jiray saxiixa bartilmaameedka naadiga Arsenal ee Houssem Aouar. Gunners ayaa haatan wajahaysa tartan adag oo ku aaddan bartilmaameedkeeda sare ee Houssem Aouar, maadaama kooxda haysata horyaalka Serie A ay dhankeeda ka doonayso saxiixiisa oo ay ku soo biirtay Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)-Ku-xiggeenka agaasimaha guud ee madaxtooyadda jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdinur Maxamed Axmed ayaa kulan looga hadlay dardar-gelinta wejiga labaad ee Ololaha Isxilqaan la qaatay, qaar kamida Mutadawiciinta barnaamijkan. Agaasime Cabdi Nuur ayaa kula dar-daarmay howlwadeenada Isxilqaan in ay sii laban-laabaan dadaalkooda horseeday guulaha Sii akhriso
(Madrid) 29 Sebt 2020. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa ku dhawaaqday liiska xiddigaha uga qeyb galaya kulanka habeen dambe ay ka horjeedaan Real Valladolid, waxaana dib ugu soo laabtay xiddigo muhiim ah. Los Blancos 23-ka xiddig ee ay ku dhawaaqday oo ay ku shir tagi doonto kulanka horyaalka La Liga ee ay habeen dambe garoonkeea […]Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)- Ku-simaha Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/raxmaan Ducaalle Beyle ayaa maanta kulan la yeeshay Madaxda Qaramada Midoobay oo uu horkacayey James Swan oo ah Wakiilka QM ee Soomaaliya, waxay ka wada hadleen arrimaha dhaqaalaha dalka. Wasiir Beyle ayaa sheegay in si gaar ah ay uga wada hadleen isbadalka iyo horumarka Sii akhriso