Home 2020 October
(Spain) 31 Okt 2020. Kooxda Deportivo Alaves ayaa garoonkeeda Estadio Mendizorroza ku soo dhaweyn doonto naadiga Barcelona si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka La Liga. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Deportivo Alaves iyo Barcelona ee horyaalka La Liga dalka Spain. SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD […]Sii akhriso
(Liverpool) 31 Okt 2020. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo West Ham United ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey. Kooxda Liverpool ayaa soo dhaweyn doonta naadiga West Ham United si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Liverpool […]Sii akhriso
MUQDISHU-(SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kormeeray Wasaaradda Maaliyadda, Bangiga Dhexe ee dalka iyo Dekedda magaalada Muqdisho ayaa tilmaamay in Xukuumaddu ay sii dardar gelinayso qorsheyaasha ka dhanka ah musuqmaasuqa iyo ku tagri-falka hantida iyo awoodda dowladnimo. Ra’iisul Wasaaraha ayaa kulammo Sii akhriso