Muqdisho (SONNA)-Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka DFS Marwo Khadiija Maxamed Diiriye iyo safiirka dawladda Masar u jooga Soomaaliya ayaa kulan ay yeesheen waxa ay uga wada hadleen xoojinta iskaashiga labada dal ee dhinaca gargaarka. Kulanka labada dhinac ayaa ka dhacay xarunta Wasaaradda Gargaarka ayey labada dhinac muujiyeen sida ay Sii akhriso
(Manchester) 01 Nof 2020. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester United iyo Arsenal ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey. Kooxda Manchester United ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Arsenal si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Manchester United iyo Sii akhriso
Muqdisho.(SONNA):- Wasiiru Dowlaha  Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Macallin Khaliif ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Masar Mudane  Maxamed Nasar iyo Safiir Ku xigeenka dowladda Jarmalka Mudane  Sascha Andreas Kienzle. Safiirrada oo ugu hambalyeeyay xilka dhawaan loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Mudane Sii akhriso
Muqdisho.(SONNA):- Guddoomiye ku-xigeenka Howlaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Enj.Cumar Cali Cabdi ayaa Maanta kormeeray Xarunta gadiidka iyo Dhul bixinta Dowladda Hoose ee xamar, halkaas oo ay ka socotay dayactir lagu sameeynayo xaruntaas. Kormeerkan uu guddoomiye ku-xigeenka howlaha guud ee gobolka Banaadir ku tegay Xarunta gadiidka iyo Dhul bixinta Dowladda Hoose Sii akhriso