Ethiopia officials: Unknown number ‘massacred’ in terror act Washington Post At least 32 people killed in western Ethiopia attack Al Jazeera English ‘Horrendous’ Attack Kills Civilians in West Ethiopia: Government The Defense Post Gunmen kill 32 in attack in Ethiopia – administrator The Jerusalem Sii akhriso
Day: November 2, 2020
Muqdisho.(SONNA):- Ra’iisul Wasaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo xafiiskiisa ugu yeeray guddoonka gobolka Banaadir ayaa faray in ay deg deg wax uga qabtaan biyaha roobabka ee xiray qaar ka mid ah jidadka muhiimka ah ee Caasimadda. Ra’iisul Wasaaraha ayaa tacsi u diray qoysaska 3 ruux oo ku geeriyooday roobabkii xoogganaa ee Sii akhriso
(Madrid) 02 Nof 2020. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa ku dhawaaqday liiska xiddigaha uga qeyb galaya kulanka habeen dambe ee Champions League. Ramos ayaa hoggaaminaya liiska xiddigaha Los Blancos uga qeyb galaya UEFA Champions League habeen dambe, kaasoo ay ka horjeedaan Inter Milan. Liiska Zidane uu ku dhawaaqay waxaa sidoo kale ku jira Hazard & […]Sii akhriso
Sama-reeb.(SONNA):- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo uu hareer fadhiyo ku-xigeenkiisa Mudane Cali Daahir Ciid ayaa Guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo maanta looga hadlay qodobo kala duwan, laguna meelmariyey afar (4) Hindise sharciyeed. Kulanka ayaa ugu horreyn warbixin la xiriirta amniga looga dhageysatay Wasiirka Amniga Gudaha oo Sii akhriso
MUQDISHO-(SONNA)-Tababarkan oo wajigiisa saddexaad la siinayo Macalimiinta Garsoorka Dalka ayaa waxaa ka qayb galaya Garsoorayaal heer Federaal heer, Dowlad Goboleed iyo kale Xeer ilaaliyeyaal ka kala yimid dhammaan Dowlad Goboleedyadda iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya waaxana Furay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka Mudane Baashe Yuusuf Axmed. Muddo 10 maalin Sii akhriso
Muqdisho.(SONNA):- Ku-simaha Guddoomiyha Gobalka Banaadir ahna Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Mudane Axmed Xasan Iiman iyo ku-xigeenka Howlaha Guuud ee Gobalka Banaadir Mudane Cumar Cali Cabdi iyo Guddoomiyha Degmada Yaaqshiid Muuse Geesay ayaa maanta waxa ay si wada jir ah u dhagax dhigeen Waddada xariirisa Isgoosyada 4 Darjiino iyo Towfiiq ee Sii akhriso
Country: Ethiopia Organization: Oxfam GB Closing date: 15 Nov 2020 Shaping a stronger Oxfam for people living in poverty ABOUT OXFAM Oxfam is a global movement of people who won’t live with the injustice of poverty. Together we save and rebuild lives in disasters. We help people build better lives for themselves. We speak out […]Sii akhriso
Muqdisho-(SONNA)-Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulanka 3-aad ee Kalfadhiga 8-aad ku yeeshay xarunta ku meel gaarka ah ee Villa Hargeysa, waxaana ay ku ansixiyeen hindise Sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Diiwaangalinta Iyo Aqoonsiga dadweynaha Soomaaliyeed. Kulanka oo ay ku sugnaayeen 143 mudane Sii akhriso
Muqdisho(SONNA) Dowladda Federaalka Soomaaliya oo garoowsan muhiimadda Warbaahintu ay u leedahay horumarka iyo dowlad dhiska,, Iyadoo mudnaanta la siinayo xuriyadda hadalka iyo sidii shacabku ay heli lahaayeen xuquuqdooda dastuuriga ee ku aaddan fahamka iyo helitaanka xogta Hay’adaha Dowladda,, Waxaa Dowladdu ay qaadday 3-dii sano ee la soo dhaafay tallaabooyinka; 1. Sii akhriso
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka oo dhagax dhigey dib-u-dhiska Wasaaradaha Cadaaladda iyo Diinta+Sawirro
Muqdisho-(SONNA)-Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo dhagax dhigey dib-u-dhiska iyo dayactirka dhismaha Wasaaradaha Cadaaladda iyo Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa tilmaamay in ay go’an tahay xukuumadda dhismaha xarumihii hay’adaha dowladda ee ku burburay dagaallada. Mudane Mahdi ayaa Sii akhriso