(Yurub) 04 Nof 2020. Waxaa caawa la ciyaaray ciyaaro aad u xiiso badan ee ka tirsan kulamada saddexaad wareega Group-yada tartanka Champions League ee xilli ciyaareedkan 2020/21. Kooxda Real Madrid aya guusheeda ugu horeysay olalheeda wareega Group-yada tartanka Champions League ee xilli ciyaareedkan 2020/21, ka gaartay naadiga Inter Milan, kaddib markii ay kaga Sii akhriso
(Madrid) 03 Nof 2020. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Real Madrid iyo Inter Milan ee tartanka UEFA Champions League ayaa la shaaciyey. Kooxda Real Madrid ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Inter Milan si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan kulamada saddexaad wareega group-yada ee tartanka UEFA Champions League xilli ciyaareedkan 2020/21. Waxaa la shaaciyey […]Sii akhriso
Country: Ethiopia Organization: Terre des Hommes Netherlands Closing date: 13 Nov 2020 Intervention Details: Title Reducing Sexual Exploitation of Girls in Bahir Dar Project in Ethiopia Goal To contribute to reduction of the incidence of commercial sexual exploitation of girls in Bahir Dar town and surrounding areas. Objective/s Girls at risk of/victims to CSEC are […]Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)- Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda federaalka soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa sheegay inuu diiradda saarayo sidii guul looga gaari lahaa hayaanka dhimista saboolnimada iyo koritaan loo siman yahay. “Waxaa sharaf u ah dawladda iyo dadka soomaaliyeed , maanta inan joogno tallaabooyinkii u horreeyay ee aan ku gaareyno Sii akhriso