(Yurub) 05 Nof 2020. Waxaa caawa la ciyaaray ciyaaro aad u xiiso badan ee ka tirsan kulamada saddexaad wareega Group-yada tartanka Champions League ee xilli ciyaareedkan 2020/21. Kooxaha Juventus, Barcelona, Manchester United, Chelsea iyo Paris Saint-Germain ayaa ka mid ahaa kooxihii ugu muhiimsanaa ee caawa ciyaaray kulammadii koobka horyaallada Yurub. Kooxda kubadda Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)- AMISOM ayaa sheegtay in ciidan cusub oo boolis ah kuwaas oo ka yimi dalka Ghana ay Muqdisho soo gaareen. Ciidankan oo qeyb ka ah booliska AMISOM ayaa waxaa la geyn doonaa magaalada Beydhabo ee xarunta Gobolka Baay. Ciidanka ayaa waxay qeyb ka qaadan doonaan sugidda amaanka doorashada Soomaaliya, iyaga oo ka barbar shaqeyn […]Sii akhriso
(Yurub) 04 Nof 2020. Manchester United ayaa guuldarro kala soo kulantay kooxda Istanbul Basaksehir oo ay booqatay, ciyaar qeyb ka aheyd kulamada saddexaad wareega Group-yada tartanka Champions League ee xilli ciyaareedkan 2020/21. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 2-1 aay ku hoggaamineysay kooxda martida loo ahaa ee Istanbul Basaksehir. Daqiiqadii 13-aad Sii akhriso
Countries: Ethiopia, Uganda, United Republic of Tanzania Organization: Farm Radio International Closing date: 18 Nov 2020 **Position Title: Regional Program Officer (East & Southern Africa) Position Location: Addis Ababa, Ethiopia; Arusha, Tanzania; or Kampala, Uganda Reports to: Regional Program Manager Works closely with: Senior PD Manager, Director of Operations, Sii akhriso
Muqdisho-(SONNA)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Xukuumada Federaalka Soomaliya ayaa hambalyo u dirtay Guddoonka Cusub ee ay doorteen Baarlamaanka labaad ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle.   Wasaarradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ayaa sido kale waxaa ay  hambalyo iyo bogaadin u dirtay Guddigii Qabanqaabada Sii akhriso