(Yurub) 06 Nof 2020. Waxaa caawa la ciyaaray ciyaaro aad u xiiso badan ee ka tirsan kulamada saddexaad wareega Group-yada tartanka Europa League ee xilli ciyaareedkan 2020/21. Kooxaha Arsenal, Roma, Leicester City, Tottenham Hotspur, AC MIlan iyo Napoli ayaa ka mid ahaa kooxihii ugu muhiimsanaa ee caawa ciyaaray kulammadii koobka UEFA Europa League. Arsenal ayaa guul Sii akhriso
(Yurub) 05 Nof 2020. Tababare Fernando Santos ayaa maanta ku dhawaaqay liiskiisa ugu dambeeya Portugal ee kaga qeyb galaya Saddexda kulan soo aadan uu xulku ciyaari doono, waxaana hoggaaminaya Cristiano Ronaldo. Xulka qaranka Portugal ayaa kulan saaxiibtinimo la ciyaari doono dhigooda Andorra 11-ka bishan November, halka uu labada kulan kale kula ciyaari Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)- Jaamacada Umada Soomaaliyeed fareecada Puntland ee magaalada Badhan ayaa markii ugu horaysay 239 arday u fariisteen imtixaanka aqbalaada. Ardayda imtixaanka u fadhiistay ayaa kala doortay kulliyadaha kala ah: Caafimaadka qaybta Kaaliyaha (Nursing), Kulliyadda Sayniska, qaybta Jiyoolajiga (Geology), Kulliyadda Waxbarashada iyo kulliyadda Daraasaadka Sii akhriso