Muqdisho.(SONNA):- Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa guddoomiyay kulan looga hadlayay dardar gelinta shaqada Wasaaradda Gaashaandhigga, kulankaas oo ay goob joog ka ahaayeen Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Xildhibaan Cabdifataax Qaasim,Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Xildhibaan Maxamed Cali Xagaa. Kulanka ayaa intii uu Sii akhriso
(Manchester) 08 Nof 2020. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester City iyo Liverpool ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey. Kooxda Manchester City ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Liverpool si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Manchester City iyo […]Sii akhriso