Muqdisho.(SONNA):- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magalada Muqdisho Mdane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shacabka Degmooyinka Shibis iyo Boondheere kula dardaarmay in ay ka qeyb qaataan nadiifinta waddooyinka mara Degmooyinkooda kadib markii uu maanta dhagax dhigay Waddada Jubada sare oo xiriirisa inta u dhexeysa Ex Hotel Jubba iyo 4-ta Jardiino. Sii akhriso
Muqdisho.(SONNA):- Waxaa si dardar leh u soconaya barnaamijka isxilqaan oo dib u dhis loogu sameynayo xarumaha  muhiimka ah ee Dowladda, taasi oo ay ka qeyb qaadanayaan shaqaalaha kala duwan ee Wasaaradaha  Dowladda Soomaaliya Shaqaalaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay hogaaninayaan mas’uuliyiinta Wasaaradda  oo Sii akhriso