Muqdisho (SONNA)-Maamulka gobolka banaadir ayaa ku dhawaaqay in dowladda hoose ee Xamar aysan ku filneen xal u helida saameynta ka dhalatay Roobabka ka da’ay Caasimadda. Afhayeenka maamulka gobolka banaadir Salaax Cumar (saalax dheere) oo shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in dowladda hoose aysan awoodeeda ku filneen xaalada ka dhalatay saameynta roobabka isdaba Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)- Wasiirka maaliyadda ee xukumadda federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta khudbad ka jeediyay kulan looga hadlayay horumarka maaliyadda, dhaqaalaha dalka kadib markii uu kulan qadka internerka ee foggaanka arraga uga qeyb-galay shirkadka Machadka dhaqaalaha ee Stockholm (Stockholm Institute of Economics). “Sharaf ayay ii Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)-Gudoomiyaha gobalka banaadir ahna duqa magaalada muqdisho Mudane Cumar Maxamed Maxamuud (Cumar Filish) ayaa kormeeray shaqooyin adag oo laga hayo dhuumaha  biyo mareenda ee magaalada muqdisho kuwaasi oo dib u nadiifin lagu wado. Guddoomiye cumar Filisha ayaa waxaa kormeerka ku wehlinayay qaar ka mid ah guddoomiye ku xigeenada maamulka gobolka banaadir Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)-Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle (Jaabiri) ayaa maanta kulan la qaatay Maamuleyaasha Dugsiyada ay wasaaradda gacanta ku heyso. Kulanka ayaa waxaa goob joog ka ahaa Wasiir ku xiggeenka Wasaaradda Marwo Nuuriya Aadan Ciise, Agaasimaha Guud Wasaaradda Sii akhriso