Muqdisho (SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo kulan la qaatay qaar ka mid ah Haweenka Soomaaliyeed ayaa kala hadlay xoojinta doorka ay ku leeyihiin dowladnimada, horumarinta dhaqaalaha, dib u heshiisiinta iyo xoojinta midnimada Shacabka Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa tilmaamay mudnaanta gaarka ah ee dowladdu ay Sii akhriso
(Manchester) 11 Nof 2020. Halyeeyga Manchester United ee Dimitar Berbatov ayaa ku dhaleeceeyay tababare Ole Gunnar Solskjaer waxa uu ku tilmaamay cudurdaar, sababo la xiriira hoos u dhaca ku yimid natiijooyinka kooxda bilowgii xilli ciyaareedkan. Tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa ku dooday ciriiriga ka jira jadwalka kulamada iyo cadaadiska xilli ciyaareedkan, Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)- Odoyaal dhaqameed Muqdisho ku sugan ayaa baaq nabadeed u diray dad walaalo ah oo maalmihii la soo dhaafay ku dagaalamayay deegaanka Hul-dooyaale oo bari kaga began Gobolka Mudug. Suldaan Cali Horseed iyo Imaam Cumar Macalin Abshir ayaa baaq nabadeed u diray dadka walaalahaa ee ku dagaalamaya deegaanka Hul-Dooyaale, iyagoo dalbaday in si sharuud […]Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)- Afar qof ayaa ku dhaawacmay qarax ka dhacay magaalada Jeddah ee dalka Sacuudiga Dadka dhaawacmay waxaa ku jira qof u dhashay UK sida ay sheegtay Wasaarada Arimaha Dibadda. Qaraxa oo ahaa bamka gacanta ayaa lagu weeraray qabuuraha dadka aan Muslimka ahayn oo ku yaala magaalada Jeddah . Markii uu wararka dhacayay waxaa goobta […]Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle iyo Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa yiri, “Anigoo ku hadlayo magaceyga iyo kan maamulka gobolka Banaadir waxaan Hambalyo u dirayaa Sii akhriso