Muqdisho (SONNA)- Wasiirka haweenka iyo horumarinta xuquuqul insaanka xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xaniifo Maxamed Ibraahim Xaabsade, ayaa maanta magaalada Baydhabo kaga qeybgashay shir qeyb ka ah kulamo isadaba joog ah oo wasaaradda ugu ololeynayso qoonddada haweenka ee ka qeybgalka siyaasadda, kaas oo loo qabtay haweenka Koofur Galbeed. Wasiirka oo hogaaminaysa Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Mudane Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa ka warbixiyey halka ay marayaan howllaha doorashooyinka, isagoo tilaamay in Xukuumaddu ay ku taagantahay fulinta qodobada heshiiskii ka soo baxay shirarkii Samareeb iyo Muqdisho, isla markaana ay wax walba oo la xiriira doorashooyinku ku qabsoomi doonaan xiligii Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)- Madaxweynihii hore ee dalka Ghana Jerry John Rawlings ayaa ku geeriyooday maanta magaalada Accra ee xarunta dalka Ghana. Jerry John Rawlings ayaa ku geeriyooday Isbitaalka Korle-Bu University ee magaalada Accra halkaas oo xanuun dartii loo geeyay Wuxuu dalka Ghana hogaaminayay intii u dhexeysay1982 ilaa 2002 . Wuxuu ahaa duuliye ka tirsanaan jiray Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)-Isku soo baxaani oo ay ka qayb qaadanayeen qaybaha kala duwan ee bulshada rayidka ah ayaa lagu taageerayay Madaxweeynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) iyo Madaxweeyne ku-xigeenka Dowlad Gobaleedka Hirshabeele Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Dabageed) oo maalintii shalay ay doorteen Baarlamaanka Dowlad Gobaleedka Hirshabeele. Sii akhriso
(Liverpool) 12 Nof 2020. Kooxda Liverpool ayaa ku dhawaaqday in xiddigeeda Joe Gomez uu maray qaliin guuleystay, kaddib markii uu ku dhaawacmay tababarka xulka qaranka England shalay. Liverpool ayaa war rasmi ah ay soo saartay galabnimadan Khamiista ah, waxay ku xaqiijisay in lagu guuleystay qaliinkii uu Joe Gomez ka maray dhanka jilibka bixidix. Daafacan kooxda […]Sii akhriso