(Liverpool) 14 Nof 2020. Daaficii hore kooxda Liverpool ee Jamie Carragher ayaa muujiyay kalsoonida uu ku qabo awooda Reds u yeelan karto inay difaacato horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan, laakiin wuxuu ku xiray shuruud. Inkasta oo ay Liverpool qaab ciyaareed fiican soo bandhigtay xilli ciyaareedkaan, hadana waxaa soo ifbaxay cabsi ka dhalatay xiddigo badan Sii akhriso
Muqdisho.(SONNA):- Akhrinta Seddaxaad ee Hindise Sharciyeedka Adeegyada Baaritaanka Beeraha Soomaaliyeed ayuu ahaa Ajendaha kulanka mudanayaasha Golaha Shacabka ee maanta oo uu shir Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, waxaana Xildhibaan Sakariye Xaaji Cabdi oo xubin ka ah guddiga Beeraha, Waraabka, Xanaanada Xoolaha iyo Sii akhriso
China(SONNA) Speech by Chinese president at the third edition of the Paris Peace Forum. Your Excellency President Emmanuel Macron, Colleagues, Ladies and Gentlemen, Dear Friends, It gives me great pleasure to attend the third edition of the Paris Peace Forum. Since its inception, the Forum has enabled parties to deepen mutual understanding on improving global […]Sii akhriso
Muqdisho.(SONNA):- Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Marwo Xiis Xassan iyo Wafdi ay hoggaaminayso oo ku sugan magaalada Jowhar ee Xarunta Hirshabelle ayaa kulan la qaadatay Madaxweynaha cusub ee loo doortay Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe, ururrada Haweenka iyo Odayaasha Dhaqanka. Marwo Xiis Xasn ayaa madaxweynaha Hirshababeelle Sii akhriso
MUQDISHO-(SONNA)-Munaasabaddan ay ka soo qeyb galeen Wasiirka warfaafinta XFS, Agaasimaha guud ee Wasaaradda warfaafinta, Agaasimaha guud ee Wasaaradda haweenka, Agaasimaha hab-maamuuska Madaxtooyadda Qaranka, Agaasimaha shaqaalaha iyo tababarada Warfaafinta, Agaasimaha warfaafinta gobolka Banaadir, Ururada Saxaafadda iyo mas’uuliyiin kale ayaa waxaa xilka kula kala Sii akhriso
(Manchester) 14 Nof 2020. Warbaahinta dalka Portugal ayaa dhowaanahan isla dhex qaadayay warar la xiriira in Cristiano Ronaldo uu ka dhaqaaqi karo Juventus dhammaadka xagaagan, waxaana ay sii raaciyeen in Manchester United ay isu diyaarineyso soo qaadashado xiddigoodiin hore. Naadiga difaacaneysa Serie A ayaa lagu soo warramayaa inay la tacaaleyso dhibaatooyin Sii akhriso