Muqdisho.(SONNA):– Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Howlaha Guud,dib u dhiska iyo guryeynta Dowlad goboleedka K/galbeed Yuusuf Wadani ayaa warbixin ku saabsan shaqada Wasaaradda siiyay golaha deegaanka degmada Xudur oo uu kula kulmay degmadaas. Sidoo kale, xubnaha golaha deegaanka ayaa Agaasimaha Su’aalo ka weydiiyay qorshaha wasaaradda uu soo bandhigey iyo Sii akhriso
Muqdisho-(SONNA)- Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumariunta Dhaqalaha XfS, ayaa maanta la saxiixday laba heshiis oo lagu caawinayo Dowladda Federaalka Soomaaliya si loo dhiirrigeliyo maal-gashiga gudaha iyo kan ajaanibta ah hey’adda IFC oo xubin ka ah  WorId bank Group, hadafka ugu weyn ee heshiiskan ayaa waxaa uu yahay horumarinta adeegyada Sii akhriso
(Manchester) 15 Nof 2020.  Ciyaaryahanka qadka dhexe kooxda Manchester United ee Bruno Fernandes ayaa sheegay in Red Devils laga yaabo inaysan heysan wax u suurtagalinaya inay la tartanto qaar ka mid ah kooxaha ay ku xilfamaan horyaalka Premier League. Laakiin xiddiga reer Portugal iyo kooxda Manchester United ee Bruno Fernandes ayaa sheegay in Red Devils […]Sii akhriso
Garoowe (SONNA)-Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland, ahna Madaxweyne ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta kormeeray dhismeyaasha cusub ee lagu kordhinayo Madaxtooyada kuwaasi oo meel wanaagsan maraya iyo sida ay u socoto horumarinta bilicda xarunta Madaxtooyada. Madaxweyne Axmed Karaash ayaa xarumaha uu kormeeray waxaa ka mid ah dhismaha Sii akhriso