Averting civil war in Ethiopia: It’s time to propose elements of a negotiated settlement Brookings Institution Ethiopia says it has seized another Tigray town as conflict embroils Eritrea CNN Foreign powers press Ethiopia for Tigray peace talks Reuters They Once Ruled Ethiopia. Now They Are Fighting Its Government. The New Sii akhriso
Day: November 16, 2020
Ethiopia Forces Advance on Dissident Capital in Widening War BloombergSii akhriso
Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Khaliif Cabdi Cumar, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirada Soomaaliya u qaabilsan dalalka Itoobiya, Suudaan iyo Koonfurta Suudaan, kuwaas oo ay ka wada-hadleen siddii loo xoojin lahaa iskaashiga dhaqaale iyo ganacsi ee Soomaaliya la lee dahay dalalkaasi iyo siddii Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)- Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo ka hadlayay ansixinta Golaha Adeegga Garsoorka oo ay maanta cod aqlabiyad leh ku asixiyeen Xildhibannada Golaha Shacabka ayaa yiri “Waxaan so dhaweynayaa ansixinta maanta ee Golaha adeegga Garsoorka ee Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Golahu wuxuu u xilsaaran yahay Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)- Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee Danab ayaa howgal qorsheysan ku bur buriyay fariisimo Nabadiidka Al-Shabaab ay ku lahayeen degaanno hoostaga Gobolada Shabellooyinka iyo Hiiraan. Howlgalka ciidanka kumaandooska fuliyeen ayaa waxa ay ku soo qabteen horjogayaal uu ka mid yahay horjoogihii Maaliyadda Gobolka Hiiraan Horjooge Xasan Yuusuf Cali Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)- Wasiirka wasaaradda warfaafinta xukuumadda FS mudane Cusmaan Abuukar Dubbe, agaasimaha guud ee wasaaradda iyo qaar ka mid ah agaasimayaasha waaxyaha wasaaradda ayaa ka qaybgalay munaasabad ay xilka kula wareegaysay agaasimaha waaxda qoraalada iyo Wargeyska dalka Ifraax Maxamed Cabdulkariim, taas oo lagu qabtay xarunta dhexe ee wakaaladda wararka Sii akhriso
Muqdisho.(SONNA):- Guddiga Howlaha guud ee Degmada Xudur ayaa kulan la qaatay Agaasimaha Howlaha Guud dib-u-dhiska iyo guryeynta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Yuusuf Wadani oo howlo shaqo ujoogo magaalada Xudur ee xarunta Gobolka Bakool. Guddiga ayaa kala hadlay baahiyaha looqabo dhismaha Wadooyinka Maamulka ay balaariyeen iyo kuwo sida sharcidaro ah Sii akhriso
Garoowe.(SONNA):- Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee xarunta Puntland, halkaa oo si ballaaran loogu soo dhaweeyay. Socdaalka shaqo oo qaadanaya muddo ku dhow toddobaad ayaa sidoo kale, Wasiirka wuxuu kormeeri doono deegaanno ka tirsan Puntland, gaar ahaanna deegaannada Sii akhriso
Muqdisho.(SONNA):- Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay Kalfadhiga 8-aad kulankiisa 6-aad ayaa ugu horeyn Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) uu goluhu ka hor Akhriyay warbixinta xubnaha Golaha Adeegga Garsoorka iyo magacyadda xubnaha Sii akhriso
Muqdisho.(SONNA):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo maanta kormeer shaqo ku tagey xarumaha Caddaaladda iyo Garsoorka dalka ayaa sheegay in dowladdu ay xoogga saarayso tayaynta hay’adaha Garsoorka. Ra’iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay in Xukuumaddiisu ay dadaal ku bixinayso sidii shacabka Soomaaliyeed ay ugu Sii akhriso