Muqdisho (SONNA)-Ciidamo ka tirsan qeybta 27-aad ee xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howl-gal ka sameeyay degaanno hoostaga degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, iyagoo oo baadi goobayay dadkii ka dambeeyay dil Hooyo & lanba Carruur ah oo ay dhashay, loogu geystay duleedka degmadaasi. Howl-galkaan ayaa waxaa horkacayay guddoomiyaha gobolka shabeellaha dhexe Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)-Kulan dood cilmiyeed ah oo looga hadlay sidii loo heli lahaa jawi iyo xaalad ay Ganacsiyada bilowga ah (start-ups), kuwa yaryar iyo kuwa dhexe (SMEs) ku dhex shaqeeyaan ayna ka soo qeyb-galeen khubaro ganacsi, ganacsiyada bilowga ah (Start-ups), ganacsiyada yaryar iyo kuwa dhexe (SMEs), bankiyada, shirkadaha Ganacsi ee waaweyn, dhallinyarada, bahda Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Ducaalle Beyle ayaa maanta ka qeyb galay Munaasabad ku saabsan doorka Ganacsatada ee horumarinta dhaqaalaha dalka, waxaana sidoo kale munaasabadaan ku sugnaa wasiir ku-xiggeenka maaliyadda, Wasiir dowlaha wasaaradaasi, masuuliyiin iyo marti sharaf kale. Wasiir Beyle oo munaasabadda ka Sii akhriso
Mogadishu(SONNA)-At least 6 people including a suicide bomber were on Tuesday killed and 8 others injured after a suicide bomb attack occurred at restaurant near Kahiye Police Academy in Mogadishu, SONNA reported. Police Spokesperson, Sadiq Aden Ali told reporters that a terrorist militant group of Al-Shabaab member wearing a vest packed with explosives, carried out […]Sii akhriso