Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa maanta aaladda fogaan aragga kulan kula qaatay Mason Jocelyn oo ah sarkaal ka tirsan hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhanka horumarinta mashaariicda ee UNDP, Kulanka ayaa waxa uu ahaa mid muhiim ah, waxayna ku heshiiyeen in si wada Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)-Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Ahna Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa abaalmarin guddoonsiiyey orodyahanada kaalmaha hore ka galay tartanka Orodka 5km ee Puntland  oo galabta lagu qabtay Garoowe. Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland  ayaa bogaadiyey orodyahanada tartanka ka qeybgalay oo ka Sii akhriso
Country: Ethiopia Organization: International Republican Institute Closing date: 18 Dec 2020 Job Summary: Every employee of IRI is responsible for carrying out the Mission of IRI and demonstrating the Core Values in their day to day operations. The Core Values, which are IRI’s foundational building blocks include: Excellence– We believe in quality results Sii akhriso

(London) 18 Nof 2020.  Xiddiga qaabka amaahda ah ku joogo kooxda Tottenham ee Gareth Bale, ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay joogitaanka naadiga uu doonayay, isla markaana uu kala qeyb qaadanayo kulamada gudaha iyo Yurub intaba. Wargeyska “AS” ee dalka Spain ayaa shaaca ka qaaday wareysi uu bixiyay Gareth Bale, waxaana hadaladiisa ka mid ahaa: Sii akhriso