Muqdisho (SONNA)-Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa looga hadlay u diyaar garowga doorashooyinka 2021/2025, amniga iyo laba kaclaynta caabuqa Karoona. Ugu horeyn, golaha wasiirrada ayaa waxey warbixinta amniga ka dhageysteen Wasiirka Amniga Gudaha oo Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)- Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax oo socdaal ku jooga Puntland ayaa maanta gaaray degmada Galdogob ee gobolka Mudug. Ujeeddada socdaalka ayaa qeyb ka ah kormeer uu Wasiirka iyo wafdi uu hoggaaminayo ay ku sameynayaan deegaannada ay ka socdaan mashaariicda taageerraya qoysaska nugul iyo kuwa Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)- Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ugaas Xasan Ugaas Khaliif, waxayna ka wada hadleen xal u helida fatahaadaha kusoo noq noqday gobolka Hiiraan. Dardargelinta mashaariicda horumarineed ee Wasaaradda Beeraha Soomaaliya ay ka wado Gobolka Hiiraan gaar ahaan Mashruuca ka hortagga fatahaadaha iyo sidii Sii akhriso