(Madrid) 20 Nof 2020. Tababaraha Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxdiisa ee uga qeyb galaya kulanka la wada sugay ee Villarreal kaasoo qeyb ka ah kulamada toddobaadkan ee horyaalka La Liga dalka Spain. Real Madrid ayaa Talaadada ku booqan doonto kooxda kubadda cagta Villarreal garoonkeeda Estadio de la Ceramica, waxaana liiskan […]Sii akhriso
(Barcelona) 20 Nof 2020. Tababaraha Barcelona ee Ronald Koeman ayaa ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxdiisa ee uga qeyb galaya kulanka adan Atletico Madrid ee horyaalka La Liga. Barcelona ayaa habeen dambe ku booqan doonta kooxda Atletico Madrid garoonka Estadio Wanda Metropolitano, waxaana liiska uu ku dhawaaqay macallin Koeman hoggaaminaya kabtanka kooxda ee Lionel Sii akhriso