(Liverpool) 23 Nof 2020. Liverpool ayaa garoonkeeda Anfield guul ay u qalantay kaga gaartay kooxda Leicester City, kaddib markii ay kaga adkaatay 3-0, ciyaar qeyb ka ahayd kulamada Toddobaadkan ee horyaalka Premier League. Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 2-0 ay ku hoggaamineysay kooxda martida loo ahaa Liverpool. Daqiiqadii 21-aad Liverpool ayaa Sii akhriso
(Liverpool) 22 Nof 2020. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo Leicester City ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey. Kooxda Liverpool ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Leicester City si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Liverpool iyo […]Sii akhriso
Muqdisho.(SONNA):– Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo tababar u furay Guddiyada Doorashooyinka ayaa kula dardaarmay shaqooyinka horyaalla in ay si daacada u gutaan. Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa tilmaamay in tababarkan uu fududeynayo in si cadaalad oo aqooni ku dheehan tahay Sii akhriso
(Barcelona) 22 Nof 2020. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa soo saartay labo warbixin oo rasmi ah, ee ku saabsan dhaawacyada xiddigaheeda laf dhabarta u ah kooxda ee Gerard Pique iyo Sergi Roberto. Xiddigaha Gerard Pique iyo Sergi Roberto ayaa ku dhaawacmay kulankii ay Barcelona xalay kooxda Atletico Madrid kula ciyaareen garoonka Wanda Metropolitano. Atletico Madrid Sii akhriso
Muqdisho.(SONNA):- Guddoomiyihii maamulka gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax ee dhawaan uu xilka ka qaaday madaxweyne Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta si rasmi ah xilka ugu wareejiyay guddoomiyaha csub ee gobolkaas Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur Siidii ka dib munaasabad kooban oo ka dhacday degmada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose. Sii akhriso