(Barcelona) 23 Nof 2020.  Tababaraha Barcelona ee Ronald Koeman ayaa ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxdiisa uga qeyb galaya kulanka Dynamo Kyiv ee Champions League. Barcelona ayaa ku booqan doonto kooxda kubadda cagta ee Dynamo Kyiv garoonkeeda Stadion NSK Olimpiyskiy, Kyiv, waxaana liiska uu ku dhawaaqay macallin Koeman ka maqan kabtanka kooxda ee Lionel Messi iyo Sii akhriso