(Yurub) 25 Nof 2020. Waxaa caawa la ciyaaray ciyaaro aad u xiiso badan ee ka tirsan kulamada afaraad wareega Group-yada tartanka Champions League ee xilli ciyaareedkan 2020/21. Kooxaha Juventus, Barcelona, Manchester United, Chelsea iyo Paris Saint-Germain ayaa ka mid ahaa kooxihii ugu muhiimsanaa ee caawa ciyaaray kulammadii koobka horyaallada Yurub. Kooxda kubadda Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)- Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed laftagareen ayaa maanta si wadajir ah u  dhagax-dhigay  Dhismaha Xarunta ay yeelanayso wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta  ee dowladda Goboleedka  Koonfur Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)-Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Hirshabeelle mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa sheegey in uu Beledweyne ku wajahanyahay Madaxweynaha Hirshabeelle, isagoo dhinaca kale sheegay in lala fariisanayo cid walba oo tabasho qabta, si looga gaaro xal waara. Madaxweyne Ku-xigeenka Hirshabeelle oo wareysi gaar ah siiyay Radio Muqdisho ayaa sheegay in ujeedka Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeeray qeybta lixdamaad ee Ciidanka Xoogga dalka iyo Dugsiga tababarka Ciidanka Xoogga Dalka ee ay maamusho dowladda Ingiriiska. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa warbixinno ku saabsan qaabka iyo noocyada tababarrada ay bixiyaan ka dhageystay saraakiisha Sii akhriso
(England) 24 Nof 2020. Wayne Rooney ayaa soo faagay xusuus hore oo ku aaddan waayihiisii Manchester United iyo markii uu warqadda codsiga ee in la fasaxo ah uu gudbiyay maamulka sare ee kooxdiisii hore. Rooney ayaa xagaagii 2010 ku fikiray inuu ka hayaamo Old Trafford isagoo ka dalbaday maamulka Red Devils inay fasaxaan, waxaana ay taasi […]Sii akhriso