MUQDISHO-(SONNA)-Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Soomaaliya, Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim (Xaabsade) ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daah furtay ololaha 16 maalin ee ka hor tagga tacadiyadaha haweenka. Kulanka daah furtay ololaha, waxaa ka qeybgalay, xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya, iyo ururada haweenka, wasiirka haweenka oo Sii akhriso
(Barcelona) 26 Nof 2020.  Musharax u taagan xilka madaxweynaha Barcelona ee Agustí Benedito ayaa niyadjabiyay taageerayaasha kooxda kaddib markii uu ka hadlay arrimo la xiriira mustaqbalka Lionel Messi ee xilliyada soo socda. Lionel Messi ayaa bisha Janaayo ee sanadka cusub inuu miiska wada hadalka la fariisto kooxda uu doono, haddii aysan wax isbadalin isa Sii akhriso