Ra’isulwasaaraha dalka oo tacsiyeeyey geerida dadkii argagaxisadu ku dileen qarax ka dhacay muqdisho
Muqdisho (SONNA)- Ra’iisal wasaaraha xukuumadda FS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyeey geerida dhalinyaradii maleeshiyada Al-shabaab caawa ku qarxisay maqaayad ku taal Muqdisho, halkaas oo ay ku dhinteen ugu yaraan 6-ruux. “Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa ehelada dadkii ku dhintay qaraxii argagixisadu caawa la eegteen maqaaxi ay dad shacab ahi Sii akhriso