Muqdisho (SONNA)- Xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda arrimaha dibadda dawladda FS mudane Maxamed Cali Nuur oo goor dhaw ka hadlay warbaahinta dawladda ayaa sheegay in Soomaaliya ay dib ugu yeeratay safiirkeeda Kenya danjire Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, waxaana ay safiirka Kenya danjire Lucas Tumbo ku wargalisay in uu dalkiisa wadatashi ugu laabto. Dawladda FS ayaa […]Sii akhriso
(London) 28 Nof 2020. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Arsenal iyo Wolverhampton ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey. Kooxda Arsenal ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Wolverhampton si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England.  Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Arsenal iyo Sii akhriso
(Madrid) 29 Nof 2020. Tababaraha Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxdiisa uga qeyb galaya kulanka adag Shakhtar Donetsk ee tartanka Champions League. Real Madrid ayaa ku booqan doonto kooxda kubadda cagta ee Shakhtar Donetsk garoonkeeda Stadion NSK Olimpiyskiy, Kyiv, waxaana liiska uu ku dhawaaqay macallin Zinedine Zidane dib ugu soo […]Sii akhriso
(England) 29 Nof 2020. Manchester United ayaa guul soo laabasho ah kaga soo gaartay Kooxda Southampton garoonka St. Mary’s, kaddib markii ay kaga soo adkaatyay 2-3, kulan qeyb ka ahaa horyaalka Premier League ee dalka England. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu nastay 2-0 ay ku hoggaamineysay kooxda martida loo ahaa ee Southampton. Daqiiqadii 16-aad kooxda […]Sii akhriso