Home 2020 December
Muqdisho (SONNA)-Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna Duqa magalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed “Cumar filish” ayaa Hambalyo  u diray  ciyaartoyda iyo dhamaan taageerayaasha Naadiga Gobalka Banaadir. oo ku guulestay Koobka Dowlad Gobaleedyada iyo Gobalka Banaadir. “Waxaan rabaa inaan halkan ugu hambalyeeyo dhamaan cayaartooyda ka qeyb Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo  ayaa ugu hambalyeeyay ciyaartoyda xulka Gobolka Banaadir guusha ay ka gaareen Ciyaartii kama dambeysta aheyd ee ay la dheeleen dhiggooda Xulka Galmudug. Madaxweynaha ayaa ku boggaadiyay xiddigaha Galmudug wanaagga ay soo bandhigeen, kuwaasi oo hantay kaalinta Labaad Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Dr. Cabdiwali Cabdullaahi Jaamac ayaa maanta si rasmi ah usoo xiray shirka dib u eegista iyo isku xirka mashaariicda caafimaadka Galmudug oo ay magaalada Dhuusamareeb mudo labo cisho ah kaga qayb galeen dhamaan hey’addaha ka shaqeeya Caafimaadka, Nafaqada iyo fayadhowrka ee ka howlgala Deegaanada Galmudug. Sii akhriso