Home 2021 January
(Barelona) 01 Feb 2021. Barcelona ayaa garoonkeeda Camp Nou guul muhiim ah kaga gaartay kooxda Athletic Bilbao, kaddib markii ay kaga adkaatay 2-1, ciyaar qeyb ka aheyd kulamada toddobaadkan ee horyaalka La Liga dalka Spain. Qeybyta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 1-0 ay ku hoggaamineysa kooxda Barcelona. Daqiiqadii 20-aad kooxda Barcelona ayaa hoggaanka u […]Sii akhriso
MUQDISHO-(SONNA)-Shaqaalaha Rayidka ee Wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka qeyb qaatay wareegga sideed iyo tobanaad ee barnaamijka isxilqaan ee lagu dhisayo xarumaha danta guud, kaasi oo qeyb ka ah dadaallada dib loogu dhisayo xarumihii loogu adeegi jiray bulshada. Qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha oo ka hadlay Sii akhriso