(Manchester) 02 Jan 2021. Manchester United ayaa garoonkeeda Old Trafford guul kaga gaartay kooxda Aston Villa, kaddib markii ay kaga adkaatay 2-1, xilli ciyaartay ay qeyb ka aheyd kulamada horyaalka Premier League. Qeybta hore ee dheesha ayaa lagu kala nastay 1-0 ay ku hoggaamineysay kooxda martida loo ahaa ee Manchester United. Daqiiqadii 40-aad kooxda Manchester Sii akhriso
Day: January 1, 2021
Muqdisho (SONNA) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa farxadda dabaal degga la qeyb saday xulka kubadda cagta Gobolka Banaadir oo ku guuleestay tartanka Dowlad goboleedyada dalka. Guddoomiye Cumar Filish iyo kooxda gobolka Banaadir ayaa socod lug ah ku maray qaar ka mid ah waddooyinka magaalada Sii akhriso
Dhuusamareeb (SONNA) – Kulankan xiisaha badan oo ay foodda isku dadareen Naadiyada Ciyaaraha ee iskuulada Galgaduud iyo Ablaal ayaa kama dambeys u ahaa tartan Ciyaareed muddo 15-maalmood ah u socday iskuulada magaalada Dhuusamareeb oo ku loolamey koob sanadeed lagu abaal mariyo Iskuulka hadba ku guuleysta tartanka loo qabto dugsiyada Caasimadda. Ciyaaryahannada kala Sii akhriso
Muqdisho (SONNA) – AMISOM ayaa bilowday tababar ku saabsan ilaalinta ammaanka doorashooyinka oo la siinayo xubno ka tirsan ciidanka booliska Soomaaliya oo isugu jira heer Federaal iyo kuwo dowlad goboleedyada. Tababarka oo socon doonaa 14 cisho ayaa ka dhici doona Banaadir, Koonfur Galbeed, Jubbaland iyo Hirshabelle Xubnaha tababarka ka qeyb galaya ayaa Sii akhriso
Garoowe (SONNA) – Hotelka Martisoor oo ku yaala magaalada Garoowe ee xarunta Dowlad goboleedka Puntland waxaa maanta kulan ku yeeshay Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo madaxda Dowlad Goboleedyada, kuwaas oo magaalada Garoowe u jooga ka qeyb galka madasha aragti Wadaagga ee Heritage. Kulanka oo Sii akhriso
(London) 01 Jan 2021. Tababaraha Chelsea ee Frank Lampard ayaa xaqiijiyay in kooxdiisa Blues ay si fiican ugu diyaar garoowday kulanka ay Manchester City kula ciyaarayaan Axada horyaalka Premier League, isla markaana ay sii wada doonaan diyaar garoowga, in kasta oo toddobaadkan ay soo if baxeen kiisas cusub oo caabuqa Korona Fayras ah. Ciyaartii ay Manchester […]Sii akhriso
Garoowe (SONNA) Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa magaaladda Garoowe ee xarunta Dowlad Goboleedka Puntland uga qeyb galay kulan qado sharaf oo halkaasi loogu sameeyay madaxda ka qeyb galeysa madasha aragti wadaaga ee uu soo qaban qaabiyay Machadka Daraasaadka siyaasadda ee Sii akhriso
Mudug (SONNA) Fikirka hal abuurnimo ee da’yarta Soomaaliyeed ee ku nool gudaha Dalka Soomaaliya ayaa maalinba maalinta ka dambeysa la oran karaa waa mid muujineysa ifafaale horumarineed oo kusii baahaya dalkeena oo soo maray mar xalado adag, taas oo dhallinyaro fara badan oo Soomaaliyeed ay ku nafwaayeen colaadihii iyo dhibaatadii dalka ka jirtay Xirfado hal […]Sii akhriso
Addis Ababa (SONNA) Iskuulada ku yaala Ismaaulka Oromada dalka Itoobiya ayaa manhajkooda Waxbarashada ku kordhiyay barashada Af-Soomaaliga . Madaxda Waxbarashada Gobalka ayaa sheegay in arrintan ay qeyb ka tahay dadaallo lagu doonayo in dhallinta mustaqbalka Itoobiya ay noqdaan kuwo luuqado badan ku hadlo. Iskuulada Gobalka Oromia ee dalka Itoobiya ayaa waxaa horay loogu Sii akhriso
Kuala Lumpur (SONNA) – Safiirka Soomaaliya ee dalka Malaysia Danjire Abuukar Cabdi Cismaan ayaa isaga oo ku hadlaya magaca Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Malaysia iyo dhammaan Diblomaasiyiinta iyo Howlwadeennada safaradda waxaa uu tacsi tiiraanyo leh u direyaa Ehelkii iyo Asxaabtii uu ka geeriyooday walaalkeen Dr. Xasan Cumar Axmed oo Sii akhriso